Shirkadda duulimaadka Blue Sky Airline waa shirkadd ugu caansan, uguna shaqada wanaagsan gudaha dalka Soomaaliya. Shirkaddu waxay samaysaa duulimaadyo toos maalin walba sida:

Nairobi -Kismayo

Kismayo – Mogdisho

Mogdisho – Galkayo

Mogdisho – Guriel

Mogdisho – Baladawayn

Mogdisho – Caabudqaaq

Mogdisho –  Baydhabo

Mogdisho – Cadaado

iyo meelo kale oo badan.

Wixii faahfaahin ah ee kusaabsan fly-yada caadiga ah kala xiriir xafiiska shirkadda Mogdisho , kasoo horjeedka wasaarada arimaha debada ama xafiiska kuugu dhow ee shirkadda Blue Sky Airline .

 

Khidmadaha ama shaqooyinka ay shirkaddu qabato waxaa kale oo kamid ah kiraynta diyaaradaha yar yar (Chater fly).

Wixii faahfaahin ah ee kusaabsan duulimaad khaas ama diyaarad la kiraynay (Chater fly0 kala xiriir gudoomiyaha shirkadda

Hassan Shafat Yussuf

Tell: +2526166099921