Wararka

Shirkadda duulimaadyada Blue Sky Airline waxay jeceshahay inay mar walba ka haqabtiryo macaamiisheeda wixii war ah ee waxtar iyo faa,iido leh, kaasoo kusaabsan shaqooyinka  shirkadda sida duulimaadyo cusub oo ay shirkadu bilaabayso ama mid hore oo wax laga badaley, qiimaha safarada, hadday qiimo dhimis jirto iyo wixii lamid ah.

About the Author
Shikadda duulimaadyada Blue Sky Airline waa shirkadda ugu caansan gudaha dalka Soomaaliya. Wixii faahfaahin ah la xiriir xarumaha shirkadda Dantaada, dalkaagiyo shirakadda duulimaadka Blue Sky Airline

Leave a Reply

*