Blue Sky Airline
Waxaad shay damacdoo Dalabtoo jirisoo
Waayo aad daba joogtaba Maruun buu sida daadkiyo
Dalmaseeyaha roob Ilaah kuu di,iyaa
Danta aan kudhawaadee Dagdagsiino socdaal
Safar aadan kudaalin Xaafadood durba gaadho
Intaas oo isku duuban Waxaa kuula diyaar ah
Saaxiibkaagii madaaliyo Shirkaddii duulimaadkee
Blue sky Airline Dusheedaa umacaane kudakee haka daalin
Blue sky Airline waa shirkadda duulimnaadka ee ugu macquulsan gudaha dalka Soomaaliya waxayna samaysaa duulimaadyo toos ah maali walba sida
NBI-Kismayo Mogd-Galk, Mogd-Kismayo, Mogd-B/wayn
Mogd-Guriel, Mogd-C/waq Mogd-Baydhabo, Mogd-Cadaado iyo kuwa kale
Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala xiriir xarunta shirkadda oo kutaal Mogdisho KM 6 agagaarka zoobe kasoo horjeedka wasaaradda arimaha dibedda ama telefoonada shirkadda ama booqo website-ka shirkadda oo ah
www. Blueskyair.so
Dantaada, dalkaag iyo shirkadda duulimaadka Blue Sky Airline