Shirkadda duulimaadyada Blue Sky Airline waxay jeceshahay inay mar walba ka haqabtiryo macaamiisheeda wixii war ah ee waxtar iyo faa,iido leh, kaasoo kusaabsan shaqooyinka shirkadda sida duulimaadyo cusub oo ay shirkadu bilaabayso ama mid hore oo wax laga badaley, qiimaha...