DUULINMAAD CUSUB

Shirkadda duulimaadka Blue Sky Airline waxay dadwaynaha usafraya J/land gaara ahaan magaalada Kismaayo ugu bishaaraynaysaa inay bilowday duulimaad cusub maalin walba oo Sabti iyo Isniin ah. Wixii faahfahin ah ee intaa dheer kala xidhiidh xafiiska shirkadda Nsairobi Eastleigmall...

Nala soo xidhiidh

Shirkadda duulimaadyada Blue Sky waa shirkad looga bartay duulimaad toos ah iyo safar raaxo leh gudaha Soomaaliya iyo Kenya. Waxay shirkaddu mar walba kudadaalaysaa inay daboosho baahida dadka safraya. Si aad uhesho jawaabta wax kasta oo kusaabsan guud ahaan shirkadda, gaar ahaan...

Wararka

Shirkadda duulimaadyada Blue Sky Airline waxay jeceshahay inay mar walba ka haqabtiryo macaamiisheeda wixii war ah ee waxtar iyo faa,iido leh, kaasoo kusaabsan shaqooyinka  shirkadda sida duulimaadyo cusub oo ay shirkadu bilaabayso ama mid hore oo wax laga badaley, qiimaha...

Ku soo Dhawaaw Blue Sky

Ku soo Dhawaaw shirkadda duulimaadka Blue Sky Airline oo ah shirkadda ugu caansan uguna shaqadda wanaagsan gudaha dalka Soomaaliya. Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer “riix” halka ay kuqoran tahay nala soo xidhiidh si aad uhesho cinwaanada iyo telefoonada shirkadda...