Ku soo dhawoow Blue Sky Airlines. Shirkadda diyaaradaha Blue Sky waxay kuu haysaa ood ka heli kartaa duulimaad toos iyo safar raaxo leh oo kusaabsan gudaha Soomaali. Qorshaha duulimaadyada gudaha Soomaali-na waa sidan hoos huqoran:


Sabti

Nairobi-Kismaayo-Moqdisho

Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho

Baladwayn-Moqdisho

Axad

Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho-

Moqdisho-Kismaayo -Moqdisho

Moqdisho-Guricel-Mogadisho

Isniin

Nairobi – kismayo Duulimaad toos ah (Direct Fly)

Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho

Moqdisho-Kismaayo-Moqdisho

Moqdisho-Cabudwaq-Moqdisho

Talaado

Moqdisho-Baladweyn-Mowdisho

Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho

Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho

Arbaco

Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho

Moqdisho-Kismayo-Moqdisho

Moqdisho-Caabudwaaq-Moqdisho

Khamiis

Moqdisho-Kismaayo-

Kismayo-Nairobi

Intaas waxaa dheer oo ay shirkaddu si aan joogto ahayn u aadaa magaalooyinka Baydhabo iyo Cadaado oo aan rajaynayno in duulimaadkoodu noqon doono mid joogto ah sida magaalooyinka kale insha allah.

Markale waxaan macaamiisha sharafta leh leenahay kusoo dhawaada shirkadda duulimaadyada Blue Sky Airline.

Duulimaad toos ah safar raaxo leh shaqo loo bogay.

Wixii fikrad ama aragti ah adiga oo mahadsan kusoo dir qaybta fariimaha.

 

Ogoow dalkaagiyo diyaaradda Blue Sky Airline