Ku soo dhawoow Blue Sky Airlines. Shirkadda diyaaradaha Blue Sky waxay kuu haysaa ood ka heli kartaa duulimaad toos iyo safar raaxo leh oo kusaabsan gudaha Soomaali. Qorshaha duulimaadyada gudaha Soomaali-na waa sidan hoos huqoran:
Sabti
Nairobi-Kismaayo-Moqdisho
Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho
Baladwayn-Moqdisho
Axad
Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho-
Moqdisho-Kismaayo -Moqdisho
Moqdisho-Guricel-Mogadisho
Isniin
Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho
Moqdisho-Kismaayo-Moqdisho
Moqdisho-Cabudwaq-Moqdisho
Talaado
Moqdisho-Baladweyn-Mowdisho
Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho
Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho
Arbaco
Moqdisho-Galkacyo-Moqdisho
Moqdisho-Kismayo-Moqdisho
Moqdisho-Caabudwaaq-Moqdisho
Khamiis
Moqdisho-Kismaayo-
Kismayo-Nairobi
Intaas waxaa dheer oo ay shirkaddu si aan joogto ahayn u aadaa magaalooyinka Baydhabo iyo Cadaado oo aan rajaynayno in duulimaadkoodu noqon doono mid joogto ah sida magaalooyinka kale insha allah.
Markale waxaan macaamiisha sharafta leh leenahay kusoo dhawaada shirkadda duulimaadyada Blue Sky Airline.
Duulimaad toos ah safar raaxo leh shaqo loo bogay.
Wixii fikrad ama aragti ah adiga oo mahadsan kusoo dir qaybta fariimaha.
Ogoow dalkaagiyo diyaaradda Blue Sky Airline