Blue sky airlines waxaa la aas aasay sanadka markuu ahaa 2012, waxaana aas aasay ganacsato somaliyeed, kadib mar kii ay arken baahida diyaaradeed ee ka jirta wadanka Soomaaliya.
Waxay go,aan ku gaadheen in ay keenaan diyaarado tayo leh kuwaasoo dadwaynaha Soomaaliyeed ka haqabtiri kara baahida diyaaradeed. Shirkadda diyaaradaha ee Blue sky airlines, waxa ay ka howl gashaa dhamaan gudaha Somalia, waxa ayna isku xirtaa bulshada qeebaheeda kala duwan.
Waxayna shirakaddu xafiisyo ku kala leedahay Nairobi, Mogadishu , Kismayo, Galkacyo, Baladweyn, Abudwak, Guriel, Adado, Garowe.
Wixii faahfaahin ah ee inaa dheer kala soo xidhiidh xafiiska kuugu dhow ee shirkadda Blue Sky ama mamulaha Blue Sky Airline
Hassan Yusuf Jama (shafat)
Tel: 061099921 Soomaaliya.
Wixii faahfaahin dheeri ee kusaabsan Kenya waxaad kala xidhiidhaa
Siyad Mohamed Adam
Tel: +254 707 277 992 ama +254 703 732 933
Ogoow dalkaagiyo diyaaradda Blue Sky Airline