Shirkadda duulimaadyada Blue Sky waa shirkad looga bartay duulimaad toos ah iyo safar raaxo leh gudaha Soomaaliya iyo Kenya. Waxay shirkaddu mar walba kudadaalaysaa inay daboosho baahida dadka safraya.

Si aad uhesho jawaabta wax kasta oo kusaabsan guud ahaan shirkadda, gaar ahaan safaraya ama aad ugudbiso fikirkaaga wanaagsan la xidhiidh xafiisyada shirkadda ee hoos kuqoran

 

Nairobi

Adress: Ex KBS. Easleigh mall Nairobi.

Tell: +254 713013051/91 ama +254 703 732 933

 

Moqdisho:

Adress: Agagaarka Zobe. Hotel Ramada, kasoo horjeedka wasaarada arimaha dibeda

Tell: +2526 1600120, +2526 15568410

Landline: +2526 851117

 

Kismaayo:

Adress: Agagaarka sarta SUDUS

Tell: +2526 15696941, +2526 18820088

 

Galkayo:

Adress: Galkayo

Tell: 090775571, 0907795009, 0615830174

 

Baladwayn

Adress: B/wayn

Tell: +2526 15541009, +2526 12223385

 

Caabudwaaq

Adress: Cabudwaaq

Tell: +2526 1555442, +2526 15533317

 

Guricel

Adress: Guricel

Tell: +2526 15511065

 

Baydhabo 

Adress: Waddada national, agagaarka Dahabshiil

Tell: +252615510044

                                      Ogoow dalkaagiyo shirkadda duulimaadka  Blue Sky Airline